Scroll to Top

Nabad iyo Nolol

nabadiyonolol.com

Tan iyo markii gobalka sanaag ay isku tashadeen dadka degaa waxaa soo baxayeey dhisida hay’adaha garsoorka,waxaana jira culumo siyaabo kala duwan uga hadlaya dhismaha garsoorka. http://www.allgalgaduud.net/wp-content/uploads/2019/08/Sheekh-Ctaxman-Cali-maxamed.mp3 The post DHAGEYSO:- Waa sidee xaaladda Garsoorka gobalka Sanaag appeared first on Allgalgaduud.Com. ...

Wasaaradda caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in saddex nin oo Falastiini ah ay ku dhinteen mid kalana uu dhaawacmay kaddib marki ay toogteen ciidamada Israil Axaddi Bayaan kasoo baxay milatariga Israel ayaa lagu sheegay in diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo taangiyadooda ay bartilmaameedsadeen koox Falastiiniyiin ah oo hubeysan oo tagay xadka waqooyi ee Marinka Gaza. Dhacdadan...

Toogashaadaan ayaa waxaa gaystay nin magaalayada soo galay ka dibna a dalbaday ninkii maqaaayada ka shaqaynayay cunno saacado badan oo uu sugi waayay ayaa keentay inuu togto ninkii maqaayada ka shaqaynayay sida uu sheegay taliyaha ciidanka magaalada ay toogashada ay a dhacday. Ninka aya la sheegay inuu toogashada uu istcmaay qori uu sitay uu ku dhawaacay shaqaalihii maqaayada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti. The post DAAWO:- Madaxweynaha DFS oo Jabuuti lagu soo dhaweyeey appeared first on Allgalgaduud.Com. ...

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Jubbaland la qaban doono waqtigii la qorsheeyay oo aan dib loo dhigi doonin, kaddib warqad loo diray Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo looga jawaabay qoraalkii xalay uu u diray Guddiga. Qoraalka uu Guddiga doorashada Jubbaland u diray Mr Swan ayaa looga hadlay tallaabooyinkii...

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobalka Bari ayaa Goob fagaare ah ku gubtay Khamri laamaha amaanku ku soo qabteen Howlgallo ay ka sameeyeen Boosaaso . Maxkamada The post DAAWO:-Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobalka Bari oo Goob fagaare ah ku gubtay Khamri laamaha amaanku ku soo qabteen Howlgallo ay ka sameeyeen Boosaaso appeared first on Allgalgaduud.Com. ...

Madaxweyne Deni “Waxaan u baahanahay dhallinyaro soo jeedda shaqaysanaysa, dalkooda dhisaysa, horumarkiisa ka shaqaynaysa, Soomaaliya waaba nagu yartahay eh Geeska Africa hogaan ka noqondoonta Insha Alla” Khudbaddii Madaxweynuhu uu ka jeediyey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka. Khudbadda Madaxweynaha DPL The post DAAWO:-Madaxweyne...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Madaxweynaha ayaa ajiibay marti qaad rasmi ah oo uu ka helay walaalkiis Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, booqashada Madaxweynaha...

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ay ka sameeyeen tuulooyin ka tirsan Gobolka Gedo. Inta uu socday Howlgalka Ciidamada dowladda ayaa waxaa kula wareegeen tuulooyin dhowr oo ka tirsan Gobolka Gedo,halkaas oo ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada...

Maxkamadda Sarre ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed oo u fariisatay dhageysiga kiiska rag dilal kaladuwan ku eedeysnaa kadib racfaan ay ka qaateen Maxkamadda Ciidamada qeybteeda 60-aad. Dable NISA C/raxmaan Cali Xasan (Sugow) oo 40-jir ah ayaa ka soo hormuuqday goobta uu fadhiga maxkamdda Sarre ee ciidamada ee ku qaadeysay dacwadaha,iyadoo sidoo kale ay goobjoog...