Scroll to Top

Nabad iyo Nolol

nabadiyonolol.com

Shir looga hadlayay Macadka Qorsheynta Dowladaha Carabta ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Tunis ee Caasimadda Dalka Tunisia. Shirkan oo Sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa diiradda lagu saaray qodobbo muhiim u ah horumarinta Wasaaradaha qorsheynta ee Dalalka Carabta. Wasiir ku xigeenka wasaaradda qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, Fahmo...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa soo saaray digniin ka dhan ah Kooxaha hubeysan ee dadka Shacabka ah ku dhibaateeya degmooyinka gobolka Banaadir. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay jiraan Kooxo hubeysan oo ay u gudbiyeen xeerilaalinta kuwaasoo dhibaato badan ku haya Shacabka kunool qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho. Gudoomiyaha...

Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Magaalada Kismaayo ayaa bilaabay iney si deg deg ah kaga soo guuraan magaalada Kismaayo. Odayaasha ayaa sheegay iney cadaadis iyo hanjabaad kala kulmeen ciidamada nabad sugidda ee maamulka Jubbaland. HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY EE ODAYAASHA IYO XAALKA KISMAAYO: The post DEG DEG: Odayaal ka soo cararay Kismaayo iyo xaalka...

Facebook ayaa wajahaya walaac caalami ah oo ku saabsan go’aankeeda ah in la soo saaro lacag digital ah oo u gaar ah, oo loo yaqaan ‘Libra’. Shabakaddan bulshada ku wada xidhiidho ayaa sheegaysa in ay dadku ka bixinayso nidaamyada bangiyada dibadda, kuwaas oo awood u yeelanaya isticmaalidda adeegyadooda maaliyadeed markii u horreysay. Laakiin sharci-dajiyayaasha Mareykanka...

Dowladda Kenya ayaa raadisay in golaha amaanka ee Qaramadda midoobay uu soo farageliyo muranka Badda ee kala dhexeeya Soomaaliya. Xoghayaha guud ee Golaha Amaanka ee Qaramadda midoobay Antonio Guterres ayaa la sheegay in uu si aan rasmi ahayn golaha dhexdiisa uga xusay in Muranka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya uu Khatar ku yahay Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya. “Labo...

Suldaanka Guud ee beesha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa waxaa uu maanta faah faahin ka bixiyey sida uu ku soo bilaabmay shirka dhawaan ay yeelan doonan beelaha Garxajis iyo Habar Jeclo Suldaanka ayaa sheegay in shirkani qaban qaabadiisu ay bilaabmatey bishii 7 ee sanadkii 2018 maalintii loo amba baxaayey nabadeynta ceel Afweyn isla markaana waxuu cadeyey...

Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay sarkaal ka tirsan booliska Jubbaland lagu dilay Bartamaha Magaalada kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose. Sarkaalka ayaa  waxaa lagu dilay Bar Kontorool oo uu ku sugnaa, waxaana xiliga dilka uu dhacayay socday Baaritaano Askar katirsan Ciidamada Jubbaland ay ku sameynayeen Gaadiidka isticmaala wadooyinka Magaaladaasi. DILKA KISMAAYO The...

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane Raisedon Zenenga iyo Danjireyaasha dalalka Ingiriiska Mudane Ben Fender iyo Talyaaniga Mudane Carlo Campanile. Kulankan oo ay ka qeyb galeen qaar kamid ah Lataliyaasha Madaxweynaha ayaa laga wada hadlay xoojinta...

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyay ee khilaafka dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya. Sidoo kale waxaan idiin soo gudbineynaa kusimaha taliyaha NISA ahna taliye ku xigeen Fahad Yaasiin oo ceyriyay saraakiil ka tirsan NISA. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA: The post DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Khilaafka Kenya iyo Somalia, Saraakiil NISA oo shaqada...

Sheekh Cali Sheekh Maxamuud oo ka mid ah culimaa’udiinka caanka ah ayaa si kulul uga hadlay qarax maalinimadii dorraad aheyd ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo galaaftay nolosha dad tiradoodu gaareyso 11-ruux kuna dhaawacmeen 41-qof, waxaana isagoo ku sugan masjid qasaare xoogan ka soo gaaray qaraxaasi si cad u sheegay in kuwii falkaasi ka dambeeyay aanay raad ku...