Scroll to Top

Nabad iyo Nolol

nabadiyonolol.com

Suldaan Gurey Xaaji Faarax Guddoomiyaha Gudoomiyaha isbadaldoonka jubbaland oo Waraysi gaar ah sinayeey Caawa Warbaahinta Allgalgaduud ayaa kaga hadlay Waraysiga Arrimo ay kamid yihin Weraarkii dhawaan ka dhacay Kismaayo ee lagu layeey dadki isugu jiray wariyaal,Aqoonyahano iyo xildhibaano iyo sido kale Doorashadda Jubbaland. Guddoomiyaha ayaa marka hore Tacsi u diray...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta si rasmi ah magaalada Garoowe uga furay shir weynaha madasha mustaqbalka shaqo ee dalka oo ay ku miideysanyihiin dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada. Shirka waxaa ka qeybgalaya dhammaan wasiirrada shaqada ee dowlad-gobolleedyada dalka, gobolka...

Kulanka guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa looga hadlay dardargelinta wada shaqeynta Labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhowaan ku heshiiyey in la xoojiyo wadashaqaynta ka dhaxaysa Kulanka guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa looga hadlay dardargelinta wa   The post DAAWO:-Kulanka guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo looga hadlay...

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland axmed madoobe ayaa qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo. Madaxwaynaha Jubbaland oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u   The post DAAWO:-Hogaamiyaha Jubbaland oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray magaalada...

Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf oo wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ugu baaqday in si deg deg ah loogu gurmadayo dadkii ku Sumoobay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe. Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf oo wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ugu baaq The post DAAWO:-Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf oo wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Fariin adad u dirtay appeared...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kula kulmay madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi waare oo maanta safar ku yimid magaalada iyo madaxa fulinta dowlad gobaleedka Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xasan...

Wararkii ugu danbeeyay Daacish oo u hanjabtay Maamulka Shirkadda Dabahshiir iyo xogo laga helat qaraxii Kismaayo iyo warar kale ka daawo muuqaalka house   The post DEG DEG Daacish oo DAHABSHiiL u hanjabtay, Xogta Qaraxii Kismaayo & Sharciga Facebook appeared first on Allgalgaduud.Com. ...

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Maanta kormeeray dhismayaasha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Machadka Barashada dhaqaalaha iyo Culuumta Canshuuraha. “Waxaan kormeeray dhismayaasha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Machadka Barashada dhaqaalaha iyo Culuumta Canshuuraha” ayuu yiri Wasiir Bayle. Wasiirka...

Kal-fadhi aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirradda  Somaliland, maanta yeesheen oo uu shir gudoominayey Hogaamiyaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Hogaamiye ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), ayaa lagu lafo-guray weerarka siyaasadeed iyo dhaqaale ee dowladda soomaaliya ku hayo Somaliland sida hadalka ay u dhigeen...

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa soo saaray Amar ku socda Odayaashii Ergada ahaa ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ka jira. Bayaan kasoo baxay Hogaanka Sare ee Al-shabaab ayaa waxaa Odayaashii ergada ahaa ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka loogu qabtay 45 maalmood inay iska diiwaan geliyaan Xarumaha Al-shabaab...