Scroll to Top

Nabad iyo Nolol

nabadiyonolol.com

Wafdi ka socday Talyaaniga oo uu hoggaaminayey Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga, Gen. Enzo vecciarelli, iyo xubno kale maanta soo gaaray Muqdisho ayaa waxa ay kulan la qaateen Wasiirka difaaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe), wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ku sii sagootiyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda. Waftiga...

The post DAAWO:- Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadley Arinta Ganacsade Axmed Cismaan appeared first on Allgalgaduud.Com. ...

The post DAAWO:- Goodax Barre: ” Xildhibanada diiday inuu furmo Kal-fadhiga Barlamaanka waa Alshabaab appeared first on Allgalgaduud.Com. ...

Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa  waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka. Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa warbixin looga dhagaystay guddiga amniga ee dhawaan uu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u magacaabay in ay...

Gudoomiyaha deegaanka Booc ee degmada Jariiban ayaa ka hadlay Taarikhda deegaankaasi oo Muddo 19 Sanno ah hada deegaan ah. C/waaxid Aadan Faarax Gudoomiyaha deegaanka Booc ayaa Waraysi uu siyey Allgalgaduud wuxuu ka hadlay Sharciyo Ilaalinta Deegaanka iyo Duurjoogta ahoo ay soo rogeen maamulka deegaankaasi. Gudoomiyahay ayaa sheegay muddo kadib in wali aysan jirin wax...

wasiirka wasarada caafimaadka dowlada puntland dr jaamac faarax xasan oo ay weheliyaan masuuliyiin kala duwan oo katirsan wasarada caafimaadka ayaa saaka waxa ay kormeereen qeybaha uu dhismuhu kasocodo isbitaalka guud ee magalada galkacyo wuxuuna warbixino ka dhagaystey gudiga dib udhiska isbitaalka guud ee gobolka mudug ee magalada galkio masuuliyiinta halkaasi ka hadashay...

The post DAAWO:- Madaxweynaha Jubbaland Muxuu kalasoo laabtay Muqdisho? appeared first on Allgalgaduud.Com. ...

Maxamed Cabdulaahi Shaacur Maamula Caafimaadka ee Deegaanka Habrshiro ee gobolka Sanaag oo Waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ku Sheegay in 130 qos oo ka soo Xerood miygi Degaankaas ,ka dib markii ay ku Cayroobeen Abaaro isdaba joogey oo ka dhacay halkaa ayuu sheegay in Dadkaa ay hasto Xaalad Mini aadantinimo oo ku Saabsan dhanka Qutul Daruuriga http://www.allgalgaduud.net/wp-content/uploads/2019/04/Waraysiga-Habrashiro-.mp3. The...

The post DAAWO:- Xildhibaan Somaliland oo si kulul uga hadlay Doorashooyinka Somaliland appeared first on Allgalgaduud.Com. ...