Scroll to Top

Nabad iyo Nolol

nabadiyonolol.com

Deegaanka Abaareey oo ka tirsan Gobalka Nugaal ayaa laga soo sheegayaa xaalad abaareed oo adag. Saleebaan Xasan Faarax oo la soo xariiray Allgalgaduud ayaa ka hadlay Abaaraha kajira degaanadda uu ku suganyahay,wuxuna fariin u diray Madaxda Maamulka Puntland iyo Hay’addaha samafalka. Waraysi Saleeban Xasan Faarax (1) The post DHAGEYSO:- Abaaro laga soo sheegayo Degaano...

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland ayaa xili uu maanta shir jaraa’id ku qabtay Gaalkacyo wuxuu kaga warbixiyeey Halka uu marayo dhismaha Golaha degaanka Degmaddda Gaalkcyo. Sido kale Guddoomiyaha ayaa saxafadda u akhriyeey warqad kaso baxday wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hose lana xiriirta samaynta Golaha degaanka Gaalkacyo. http://www.allgalgaduud.net/wp-content/uploads/2019/03/Codka-Gudoomiyaha-Gobolka-Mudug.mp3 The...

The post DAAWO:- Guddoomiyaha Gobalka Sanaag: ” Puntland dulqaadkii Waa ka dhamaaday Somaliland jawabay helaysa appeared first on Allgalgaduud.Com. ...

Xildhibaan Cabdi Sugulle Guuleed iyo Xildhibaan Liibaan Cabdi Cali oo kamid ah Baarlamaanka Galmudug oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Guddiga Xasilinta degmadda Caabudwaaq ay marin habaabiyeen sidii loogu talagalay qaadista lacagta Taakulo ama Canshuurta Xildhibaanadaan ayaa sheegay in Koox gaar ah lacagta laga qaado Bulshada ay jeebkooda ku shubtaan si Musuq Maasuq...

Gudoomiyaha Gobolka Gardafu Maxamuud axmed Caynab ayaa Hay’ddaha Ku dhaliilay Inaysan Waxba Ka qaban Abaaraha ka taagan Gobolkaasi oo u sheegay inay ka gaabiyeen. isago ka hadlayeey kulan ka dhacay garoowe ayuu kawarbixiyeey xaaladda Gobalka gardafuu http://www.allgalgaduud.net/wp-content/uploads/2019/03/Gudoomiyaha-Gardafuu.mp3 The post DHAGEYSO:- Guddoomiye Hay’addo...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa a hadlay bixinta musharadka ciidamadda dowladda ,xili maalmihii u dambeyeey ay soo baxayeen ciidamo ka cabanaya mushaar la;aan. Khayre RW somaaliya waxaa ayaa sheegay in bil walba Mushaarka ciidamadda la bixin jiray haddana la bixin doono ,isla markaana xuquuqda ciidanka la ogyahay...

Afhayeenka ururka Sanaag sool iyo B SSB Cabdi Xarigle oo Waraysi sinyeey Allgalgaduud ayaa sheegay in ay Puntland waajib ku tahay in ay difaacdo Gobolka Sanaag. waxan uu intaa ku daray in hadii Sanaag La difaaci Waayo Ay suurgal noqon doonto in Dadka Degaankaa Ay Maamul Samastaan oo Cashuur ka Qaadan Gaadiidka Mara Wadada Laamiga ah Iyo Dekeda Bosaaso Isaga oo Sababa...

Wasiir kuxigeenka wasarada Amniga dowlada Puntland Yuusuf Maxamed Ismaciil oo maalmihii lasoo dhaafay kormeer howled ku joogay degmooyin ka mid ah gobolka Mudug ayaa kormeeray xarunta taliska qeybta booliska gobolka Mudug ee Magalada Galkacyo. Ugu horeyn taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland col cismaan cuke afdalow ayaa kormaerka wasiir ku xigeenka kawrbixiyeey...

Qaar kamid ah dhalinyaradda ,nabadoonada iyo ururadda haweenka ee kunool Magaaladda Gaalkcyo ayaa baaq nabadeed u diray labo belood oo dhawaan ku dagaalamay gudaha Magaaladda Gaalkcyo. Dhalinyaradda iyo waxgaradka gobalka Mudug ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabadda isla markaana wax walba oo dhibaata ah dagaal la’aan lagu xaliyo. http://www.allgalgaduud.net/wp-content/uploads/2019/03/Baaqa-nabada-Gaalkacyo.mp3 The...

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Puntland Maxamud ismaacil ciyoon oo Waraysi gaar ah siiye Warbaahinta ayaa ka warbixiyey Shir dhawar Cisho Badhan uga Socdey Masuuliyiinta Labada Gabada Gele ee Dawlada Puntland ee ka soo jeeda Gobolada Sanaag iyo Haylaan ee Puntland. Sido kale Guddoomiyaha ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqyadda Ciidamadda Maamulka Somaliland kawaddan Gobalka Sanaag...