Scroll to Top

Nabad iyo Nolol

nabadiyonolol.com

General C/laahi Xasan Bariise taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha Booliska Soomaaliya oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa ka hadlay falkii maalin ka hor lagu laayay dad ka shaqeynayay olole nadaafadeed oo lagu dilay inta u dhexeysa Ceelasha Biyaha iyo Xaawo Cabdi ee duleedka Muqdisho. Generaal Bariise ayaa sheegay in dadkaasi oo gaarayay illaa...

Dalka Soomaaliya qeybo ka mid ah waxaa laga dareemayaa in uu ka socda loolan xoogan oo u dhaxeeya Xoogaga Ururada Al Shabaab iyo Kooxda Daacish. Ururada Al Shabaab iyo Daacish ayaa labadii todobaad ee ugu dambeeyay siyaabo kala duwan ugu Dagaalamay Degaano ka tirsan Gobolka Bari oo hoostaga Maamulka Puntland. Maamulka Puntland ayaa dhawaan yeeshay Madaxweyne cusub, kaasi...

Puntland waa maamul goboleed Jira in kabadan 20 Sanno wuxuuna leeyahay Dastuur iyo Sharciyo u gaar ah oo kala haga Hay,daha dawlada kuwa Bulshada kuwaasoo ay sameeyeen madaxdii soo maray Puntland mudadaasi ay jirtay kuwaasoo madaxwayne walba maalin meel kasoo qaadayey. In kabadan 4 Doorasho ayaa ka dhacday gudaha deegaanada Puntland kuwaasoo ku kala duwanaa habka Doorashada...

The diplomatic row between Qatar and its Gulf Arab neighbors has now become a protracted stalemate. Despite its diplomatic connections and petrodollar soaked influence, Saudi Arabia, the key conspirator in the regional posturing game, has so far gained precious little for their monumental decision to impose a debilitating economic blockade on Qatar. So far even Egypt and...

According to U.S. Africa Command (AFRICOM), there have been 18 airstrikes to date this year in Somalia — more than four times the average for the previous seven years. At the same time, the number of U.S. forces in Somalia has more than doubled. The target of the U.S. military in Somalia is al-Shabab, an Islamist militant group allied with al Qaeda and now considered...

Ninbaa waraystay walaalkii oo yiri war heedhe bal qoftii heblaayo ahayd kawran,wixuu yiri kawaramee maxaad ku ogayd? wuxuu yiri buuq iyo qaylo badan. wuxuu yiri hada dad cunimo ayay ku darsatay. Dawlad goboleedka Puntland dikteeytar ah kaligiis taliye nidaam ahi in uu kajiro waa ogayn,hadase xero ciyaala suuq ayay isu badashay oo ku cusub dagaanka. Dadka sida aadka ah...

Waxaan maal mahaan ka daawadey baraha bulshada wareysiyo dhowr ah uu Madaxweynahii hore Hassan Sheikh kaga hadley waxa ku kalifey in xukumadii badashey isaga mudo yar (18 ) bilood gudahood uu xisbiyadii mucaaradka ahaa isku duba-rito. si xumada Nabad Iyo Nolol loo wiiqo iyo sababta waqtig aan wali doorasho dhaweyn u door bidey in mar kale si deg deg ah siyaasada wadanka...

Somaliland markaad barbar dhigto aduunweynaha kale waxaynu nahay dadka ugu liita ama ugu dambeeya. waxyaalaha nolosha aasaasiga ah ee dalalka kale jaban ayaa inaga igu qaali ah, taasna waxa keenay dadkeena oo aan ahayn kuwo dantoodda ka hadla ama u midaysan. Shanta aduunyada ugu jaban ee nolosha aasaasiga ah ee inaga inoogu daran waxay kala yihiin caafimaadka, biyaha,...

Maal-mahan waxaa baraha bulshada Soomaalida laga dheeganayey dood ku saabsan heshiiska iskaashi ee qaar ka mid ah dowladaha Geeska Africa gaareen. Doodaan oo si ku tala gal ah loo abuuray u jeedada looga golleeyahayna tahay in lagu marin habaabiyo shacabka si looga horkeeno dowladda Soomaaliya ee shisheeye iyo sokeeyaba qirey horumarka ay ka gaartay dib u dhiska qaranka...

Documents dhaxal-gal u ah reer Puntland oo aan ka soo saaray qolka kaydka cadaymaha wax-qabadka Puntland – Marag: Warqada hoos idinkaga muuqata waa warqadii reer Puntland u soo dhicisay wax-qabad dhaxal-gal ah. Waa warqadii Mudane Saacid baalka dahabka ka galisay jiritaanka Puntland/Somalia iyo xusuusta reer Puntland. Waa warqadii (support letter) uu qoray Ex Prime Minister...