Scroll to Top

Nabad iyo Nolol

nabadiyonolol.com


nabad

This user hasn't shared any profile information

Shabakada bulshada ay ku xiriirto ee Facebook ayaa qorsheyneysa inay sameysato lacag u gaar ah taasoo dadka ku xiran shabakadan ay isticmaali karaan. Shabakaddan bulshada ku wada xidhiidho ayaa sheegaysa in ay dadku ka bixinayso nidaamyada bangiyada dibadda, kuwaas oo awood u yeelanaya isticmaalidda adeegyadooda maaliyadeed markii u horreysay. Hase yeeshee sharci dejiyaasha...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb galay Xaflad loo sameeyay dhalashada Boqorada UK Queen Elizabeth oo 93 sano jirsatay. Munaasabadda ayaa ka dhacday xarunta Safaaradda Britain ku leedahay Xerada Xalane, waxaana lagu casuumay xubno ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka, Diblomaasiyiinta...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la kulmay Guddi xaqiiq raadin oo baaritaano ku soo sameeyn doona dhibaatadii ka dhacdey Magaalooyinka Dhoosamareeb iyo Gaalkacyo ee dowlad Goboleedka Galmudug. Guddiga uu la kulmay Guddoomiye Mursal ayaa waxaa dhawaan magacaabay Madaxweynaha Koonfur...

Boqolaal qoys ayaa ku ahanti beelay oo ay guryahoodii kala tagtay badda oo ku soo fatahday magaalada Caluula ee gobolka Garada Fuu. Qoyassakan ayaa haatan waxa ay si kumeel gaar ah u dagan yihiin garoonka diyaarada ee degmada Baargaal. Radio Daljir ayaa xalay baahiyay cabashada dadka deegaanka, kuwaas oo dowladda iyo xubnaha umatalaya gobolka Garda Fuu ku eedeeyay in...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee maamulkaasi kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Wareegtadan ayaa lagu sheegay in markii uu madaxweyne Laftagareen uu la tashtay wasiirka Garsoorka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan, markuu garwaaqday howlaha baaxadda weyn ee shacabka ka sugayaan guddoomiyaha...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cismaan Cumar ayaa digniin u direy shaqsiyaad uu ku tilmaamay inay dhibaato ku hayaan shacabka ku nool qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in shirarkii amniga ee ay yeesheen madaxda degmooyinka gobolka Banaadir loogu soo gudbiyay shaqsiyaad dhibaato ku haya amniga...

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Galmudug, khilaafka dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARARKII UGU DAMBEEYAY: The post DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Galmudug, khilaafka Kenya iyo Soomaaliya. appeared first on Allgalgaduud.Com. ...

Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Sadiiq Xersi Warfaa oo ku sugan magaalada Bonn ee dalka Jarmalka ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Dhaqaalaha iyo Horumarka dowladda Federaalka Jarmalka oo u hoggaaminayay Madaxa Bariga Africa ee wasaaradda Dhaqaalaha iyo Horumarka dowladda Jarmalka,Niels Breyer. Wasiir...

Maxkamadda magaalada Nairobi ayaa la filayaa inay soo gaba gabayso dacwad la xiriirta afar nin oo ku eedeysnaa inay kamid ahaayeen Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab ee bishii April ee sanadkii 2015-kii weerarka khasaaraha badan dhaliyay ku qaaday jaamacadda magaalada Gaarissa ee Gobolka Waqooyi Bari Raggaan oo dhowr jeer oo hore maxkamadda la soo taagay ayaa waxaa lagu wadaa...

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-27 ee Juun, 19, 2019, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeenka ku meel gaarka ah ee Degmada Buurtinle. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland. Markuu tixgeliyey: Is casilaaddii Golaha Deegaanka Degmada Buurtinle Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in...