DHAMBAAL TACSIYADEED:- Innaa Lillaahi, Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Hindiya Xuseen Aw Maxamuud (Koofiya Cade).

by nabad | Saturday, Sep 14, 2019 | 7 views

Innaa Lillaahi, Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Allaha u Naxariisto Marxuumad Hindiyo Xuseen Aw Maxamuud (Hindiya Koofiya Cade) oo hadda ku geeriyootay magaalada Virginia ee dalka Mareykanka.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo hawl-wadeenada Anaga oo ka tiiraanyoonaya geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Hindiyo Xuseen Aw Maxamuud, waxaan dhambaal tacsiyadeed oo tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Reer Aw Maxamuud Maxamed Ciise, gaar ahaan Reer Xuseen Aw Maxamuud (Koofiya Cade) iyo Asxaabtii ay  ka baxday Allaha u Naxarsiitee Marxuumad Hindiya Xuseeen Aw Maxamuud.

Waxaan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryayaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Hindiya Xuseeen Aw Maxamuud, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryayaa inuu Marxuumad Hindiya Xuseeen Aw Maxamuud Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

The post DHAMBAAL TACSIYADEED:- Innaa Lillaahi, Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Hindiya Xuseen Aw Maxamuud (Koofiya Cade). appeared first on Allgalgaduud.Com.

Like it? Share it!

Leave A Response