Maxaa ka cusub arrinta Sheekh Mukhtaar Roobow iyo dadaalada socda?.

by nabad | Friday, Sep 13, 2019 | 9 views

Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Odayaal ka soo jeedo degaanada Koffer Galbeed ayaa la kulmat madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Taliyaha NISA Fahad Yaasiin.

labada kulan oo waqti badan qaatay ayaa aad loogu hadlay qaabka ugu wanaagsan ee lagu sii deyn karo Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo mudo dowladda u eran.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY:

The post Maxaa ka cusub arrinta Sheekh Mukhtaar Roobow iyo dadaalada socda?. appeared first on Allgalgaduud.Com.

Like it? Share it!

Leave A Response