Howlgallo Ballaaran Oo Laga Sameeyey M/ Baardheere

by nabad | Wednesday, Sep 11, 2019 | 10 views

Ciidamada ammaanka ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyey degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxa ay ciidanka Boolisku ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmadaasi.

Saraakiil ka tirsan kuwa dowladda ayaa sheegay in u jeedka howlgalladaasi uu ahaa kuwa lagu xaqiijinayey amniga.

Baaritaaanadan ayaa ku soo aadaya, iyadoo maalmihii dambe falal liddi ku ah nabad galyada ay ka dhacayeen gudaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

The post Howlgallo Ballaaran Oo Laga Sameeyey M/ Baardheere appeared first on Allgalgaduud.Com.

Like it? Share it!

Leave A Response