DAAWO:-Puntland oo ka hadashay dad la sheegay in lagu addoonsado xeebeheeda, Kenyan lagu diley Boosaaso iyo duufaanta Caluula

by nabad | Tuesday, Aug 13, 2019 | 7 views

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey ajaaniin u dhalatay Thailand oo laga ambabixiyey Puntland, nin ajnabi ah oo Boosaaso lagu diley iyo duufaano ku dhuftay degmada Caluula.

Puntland oo ka hadashay kallumaysatadii Thailand, ajnabi lagu diley Bosaso iyo duufaanta Caluula

 

The post DAAWO:-Puntland oo ka hadashay dad la sheegay in lagu addoonsado xeebeheeda, Kenyan lagu diley Boosaaso iyo duufaanta Caluula appeared first on Allgalgaduud.Com.

Like it? Share it!

Leave A Response