DAAWO:- Xildhibaan Ciyaar Jecel : ” Gabadhii Gaalkacyo Ninka iska dhigtay Way Xanuunsantahy

by nabad | Wednesday, Jul 10, 2019 | 9 views

Xildhibaan Ciyaar jecel oo kamid ah Mudanayaasha Barlamaanka Somalia ayaa sheegay in gabar dhawaan lagu qabtay magaaladda Gaalkacyo isla markaana isu ekaysiisay rag ay tahay mid maskaxda ka xanuunsan isla markaana qabta Cudurka dhimirka.

wuxu sheegay in gabadhaas loo bahanyahay in loo soo gacan galiyo si loo daweeyo maadama ay tahay Gabar dhimirka ka xanuunsan,

Hoos ka daawo.

The post DAAWO:- Xildhibaan Ciyaar Jecel : ” Gabadhii Gaalkacyo Ninka iska dhigtay Way Xanuunsantahy appeared first on Allgalgaduud.Com.

Like it? Share it!

Leave A Response