DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Buurhakaba.

by nabad | Friday, Jun 14, 2019 | 71 views

Qarax xoogan ayaa lala eegtay Bar-kontorool oo ciidamada ammaanka ay lacagta Canshuurta uga qaadaan Gaadiidka ka baxa iyo kuwa gala Magaalada Buurhakaba ee Gobolka Baay.

Qaraxan oo ka dhashay Miinada dhulka lagu aaso ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidanka la bartilmaameedsaday.

HOOS KA DAAWO WARARKA QARAXA:

The post DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Buurhakaba. appeared first on Allgalgaduud.Com.

Like it? Share it!

Leave A Response