DEG DEG: Sanbaloolshe oo Hargeysa tagay iyo CC Warsame oo ku wajahan.

by nabad | Monday, May 27, 2019 | 18 views

Warbaahinta Somaliland ayaa aad u qoreyso xiriirka qarsoodiga ah ee ka dhaxeeya madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Sanbaloolshe iyo Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Sanbaloolshe ayaa la sheegay inuu Hargeyso tagay, garoonkana ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan Somaliland iyo Xisbiga Kulmiye.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA:

The post DEG DEG: Sanbaloolshe oo Hargeysa tagay iyo CC Warsame oo ku wajahan. appeared first on Allgalgaduud.Com.

Like it? Share it!

Leave A Response