Galmudug oo ku baaqday in shir deg deg ah ay isugu yimaadaan Wasaaradaha Waxbarashada ka jira dalka

by nabad | Wednesday, May 15, 2019 | 47 views

Axmed Deeq Cabdi Falko  Wasiirka Wasaarada Waxbarashada maamulka Galmudug oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu ka hadlay cabashada ka soo yeertay ardayda Soomaaliyeed, kaasi oo ku aadan in dowladda dhexe ay joojisay imtixaankii ay qaadaysay.

Wasiirka Waxbarashada  ayaa ku baaqay in shir deg deg ah ay isku yimaadan wasaarada Waxbarashada soomaaliya iyo kuwa dowlada goboleedyada si loo badbaadiyo ayuu dhahay mustaqabalka 30 kun oo arday..

Hadalkaan ayaa imaanaya xilli ardyda sanadkaan u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ay dhigeen dibad baxa ay kaga soo horjedan go’aanka wsiir Goodax.

The post Galmudug oo ku baaqday in shir deg deg ah ay isugu yimaadaan Wasaaradaha Waxbarashada ka jira dalka appeared first on Allgalgaduud.Com.

Like it? Share it!

Leave A Response