DHAGEYSO:- Kulan looga hadlayeey Tacadiyada ka dhanka Haweenka oo Gaalkcyo ka dhacay

by nabad | Friday, Mar 8, 2019 | 55 views

Kulankan aya waxa ka soo qeyb galay gabdhaha dhigta jaamacadaha uyadoo lagu falanqeeyey tacadiyadii ugu dambeyey ee dhawaan ka dhacay magalada galkacyo iyo sudi cadaladda loo marsiin lahaa dadkii ka dam beeyey

Ugu horeyn waxaa halkas ka hadashay Shukri jamac yuusuf oo ka mid aha ururada haweenka

The post DHAGEYSO:- Kulan looga hadlayeey Tacadiyada ka dhanka Haweenka oo Gaalkcyo ka dhacay appeared first on Allgalgaduud.Com.

Like it? Share it!

Leave A Response